A brief revision of my vision
WARKA CAALAMKA

Xili wali ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq ayaa Saraakiisha ciidamada Khaatumo oo ka hadlay waxa ay ku baaqen in labada dhinac ay isaga baxaan Tukaraq maadaama Khaatumo ay maamusho Gobalka Sool Masuliyiinta Khaatumo ayaa shegay in Somaliland ay ka baxday heshiis ay wada gaaren Puntland iyadana aysan waxbo u […]

WARKA CAALAMKA

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey duleedka degmada Balcad Wararka ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa Miinada dhulka la geliyo uu qabsaday Gawaari kolonyo ahayd oo ay leeyihiin AMISOM oo ku sii socotay magaalada Jowhar, kana tagtay Muqdisho, iyadoo aan wax faafhaahin ah […]

WARKA CAALAMKA

Wararka inga soogaraya Magalada Growe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu qaab cajiib ah isaga laaluush ku maareeyay mooshin adag oo dhankiisa kusoo socday   Xildhibaanno gaaraya 20 ayaa damcay iney meesha ka saaraan Gaas, hase ahaatee markii uu ogaaday ayuu madaxtooyada ugu yeeray mudanayaashaasi. Waxaa naloo xaqiijiyey in xildhibaankiiba uu […]

WARKA CAALAMKA

DFS ayaa shalay waxay dooneysay iney soo magacaawdo taliyeyaasha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale Nabad sugidda Qaranka ahase ahaatee dib ayaa loo dhigay Ilo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in qorshaha uu ahaa in isla shalayba la magacaabo, hase ahaatee ay wax isbedaleen saacadihii ugu dambeeyay ee howsha. Ilo wareedka ayaa sheegaya in […]

WARKA CAALAMKA

Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay ciidamada Jubbaland gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, kaasi oo la doonayey in Kismaayo lagu weeraro. Xaafad kamid ah Kismaayo ayaa gaarigan lagu qabtay, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan magaaladaasi, waxaana sidoo kale gacanta lagu dhigay Labo nin oo looga […]

WARKA CAALAMKA

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay ku guuleysatay in ururka Shabaab ay ka saarto Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga ayaa ka warbixiyay xaaladaha ammaan ee dalka waxayna Golaha warbixin ka siiyeen xaalada cauur ay Ciidamada ammaanka ka soo furteen Shabaab iyo […]

WARKA CAALAMKA

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Sidii  wax looga qaban lahaa khatarta kaallimaha shidaalka ee  Magaalooyinka waaweyn iyo  Xeerka Shaqada iyo shaqaalaha Puntland. Golaha xukuumadda  ayaa shirkoodii maanta ku dheeraaday amniga iyo difaaca dalka iyo sidii looga sifeyn lahaa Puntland […]

WARKA CAALAMKA

Taliyaha cusub ee Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya Jim Beesigye Owoyesigire  ayaa si rasmi ah Xafiiska kagala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada AMISOM General Osman Nuur Subagle oo tan iyo bishii July sanadkii 2016-kii xilkaasi hayay. Taliyaha cusub ee Ciidanka AMISOM Jim Beesigye Owoyesigire  ayaa balan qaaday inuu meesha ka sii wadayo howsha […]

WARKA CAALAMKA

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Jen. C/Wali Jaamac Gorod ayaa taliyaha Ciidanka isku dhafka ah ee Milatariga Gobolka Mudug u magacaabay Cabdi Cabdullahi Maxamuud. Taliyaha cusub ayaa horay ugu magacownaa taliyaha Xafiiska Gaadiidka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya,waxaana hadda loo beddelay Taliyaba Milatariga isku dhafka ah ee Gobolka Mudug. Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sameeyay ciidamo isku dhaf ah […]

WARKA CAALAMKA

Iyadoo dhaq dhaqaaq ciidan uu ka taagnaa mudooyinkii danbe deegaanka Tukaraq iyo sido kale tuulooyin hoos taga, ayna sii xoogeysanayeen xiisada dagaal ee u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland, ayaa wararkii ugu danbeeyay ku waramayaan in deegaano katirsan mamulka Puntland ay gaareen ciidamo katirsan kuwa maamulka Somaliland oo aagagaasi ka waday dhaq-dhaqaaqyo militari. Ciidanka Somaliland […]