WARKA CAALAMKA
Moshinkii Madaxweyne Gaas laga Gudbin lahaa xagee ku danbeyay
February 2, 2018
0

Wararka inga soogaraya Magalada Growe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu qaab cajiib ah isaga laaluush ku maareeyay mooshin adag oo dhankiisa kusoo socday

 

Xildhibaanno gaaraya 20 ayaa damcay iney meesha ka saaraan Gaas, hase ahaatee markii uu ogaaday ayuu madaxtooyada ugu yeeray mudanayaashaasi.

Waxaa naloo xaqiijiyey in xildhibaankiiba uu siiyey 40 ilaa 50 kun oo doolar  una sheegay iney moshinka daayaan, gacanna uu kasiin doono sidii ay mar kale usoo laaban lahaayeen.

Gaas ayaa ah shaqsi hadda haysta qarash badan oo uu ka keenay dowladda Imaaraadka Carabta, wuxuuna doonayaa inuu meesha ka saaro cid walbo oo isaga mucaarad ku ah xidhibaanadan oo ka careesna qabsashada deegano katirsan puntland iyo go,aan xumada Madaxweyne Gaas ayaa waxu kusoo dhamaday laaluush qadasho iyo aamusnaan

Leave a Reply