A brief revision of my vision
WARKA CAALAMKA

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell. Waxana ay ka wada hadleen wada-shaqeynta iyo iskaashi ka dhexeeya hay’adda iyo maamulka gobolka sidii loo xoojin lahaa. Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh […]

WARKA CAALAMKA

Wararka aan  ka helayno magaalada Kismaayo ee caasimada maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xiisadi ka taagan tahay xarig loo geestay Xildhibaan Axmed Taajir oo xasaanada laga qaaday maalma ka hor Abaabul dagaal ayaa la sheegay in lagaga soo hor jeedo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam /Axmed Madoobe. kadib markii uu hadheeyey maamulkiisa kacdoono aad […]

ENGLISH NEWS

Arsenal have signed Gabon striker Pierre-Emerick Aubameyang from Borussia Dortmund for a club record £56m. The Gunners had two bids for the 28-year-old rejected by Dortmund before agreeing a fee that eclipses their £46.5m for Alexandre Lacazette in July. Dortmund agreed to the sale after striking a deal to sign Chelsea forward Arsenal said the […]

WARKA CAALAMKA

Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee ay guddoomiyaha ka tahay Xaliimo Ismaaciil Yarey ayaa maanta dalbaday in Beelaha leh 3-da kursi ee Baarlamaanka Soomaaliya ka bannaan in ay keensadaan dadkii u tartami lahaa  ama Musharaxiinta. Xaliimo ismaaciil Yarey waxaa ay qabatay 31 Janaayo ilaa 5ta Febraayo socon-doonto  is-diiwaan gelinta Tartamayaasha. Kuraasta oo kala yaallo […]

WARKA CAALAMKA

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu Dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekadaha Maamulka Puntland Axmed Siciid Cabdi. Wasiiru dowlaha ayaa la sheegay in rasaas lagu furay Gaari uu la socday xili uu marayay Wado mashquul badan oo ku Taalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Warar soo […]

H

Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Kenya Fred Matiang. ayaa sheegay in seddexda Xarumood ee ugu weyn Warbaahinta Kenya ee shalay xirtay Hay’adda isgaarsiinta ee dalka Kenya ay sii xirnaan doonaan ilaa baaritaan lagu sameeyo wuxuu ugu yeeray .Jabis dhab ah oo dhanka Amniga ah”Isagoo warbaahinta Kenya maanta oo arbaco ah kula hadlayay Guriga Harambee ee […]

H

You train hard, you eat well…it should be enough to keep you in good health and physically and emotionally strong. Yet, there is a danger lurking in our bodies that’s not only hidden from us… but which even doctors are failing to identify. It affects nearly everybody, no matter how active or sedentary you are, […]

H
1 Yoga Strategy To A Fast Metabolism
January 31, 2018

How to avoid 1 common yoga pitfall that often leads women to injury, stress and even weight gain 3 powerful methods for womenwanting to maximize the amazing benefits of yoga 3 of the worst and most commonyoga mistakes women make every day 1 brand new little yoga routine to help boost metabolism and shape your ‘yoga booty!’ Need more informationClick Here!